Ciidanka Danab oo dilal ka geystay wadada xiriirisa degmooyinka Balcad & Jowhar

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka 4-aad guutada 16-aad ee Kumaandoska Danab ayaa howlgallo dad lagu dilay ka sameeyay waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo mudooyinkan dambe aheyd mid amaankeedy aad liito ka dib markii Al-shabaab ay ka fuiliyeen weeraro iyo qaraxyo dad badan lagu laayey. Saraakiisha Danab ayaa sheegay in howlgalkan oo ahaa … Continue reading Ciidanka Danab oo dilal ka geystay wadada xiriirisa degmooyinka Balcad & Jowhar